Wasiir muhiim ah oo katirsanaa Jubbaland oo isku casilay Cabdirashiid Janan Owgiis !!

Wasiirka Qorsheynta  Jubbaland Adam Aw- Xirsi ayaa goordhaw shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulka Jubbaland , waxa uuna Wasiirka ka carooday in loo dabaal dego lana soo dhaweeyo Wasiirkii Amniga Jubbaland oo baxsad ku tagay Kismaayo. Qoraal uu soo saaray Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland ayuu ku shaaciyay in … Continue reading Wasiir muhiim ah oo katirsanaa Jubbaland oo isku casilay Cabdirashiid Janan Owgiis !!